Mareykanka oo dacwad ku soo oogay Senator loo heysto dil loo geystay Madaxweyne

Masuuliyiinta dalka Maraykanka ayaa dacwad ku soo oogay Senator hore oo u dhashay dalka Haiti kaas oo loo haysto inuu ku lug lahaa shirqoolkii lagu dilay madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moise, oo la dilay bishii July ee sannadkii hore ee 2021. Waa qofkii saddexaad ee ay Waaxda Cadaaladda ee Maraykanku ay dacwad ku soo oogtay, … Continue reading Mareykanka oo dacwad ku soo oogay Senator loo heysto dil loo geystay Madaxweyne